Video:-Daawo Hogaamiyaha mucaaradka kenya oo diiday natiijada hordhaca ah

Hogaamiyaha mucaaradka ee dalka Kenya, Raila Odinga oo qaadacay natiijada hordhaca ah ee doorashada, iyadoo weli ay socoto tirinta codadkii la dhiibtay. Raila wuxuu sheegay in aysan ku qanacsaneyn qaabka ay wax u wadaan guddiga doorashada,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading