Video:-Daawo khudbadii Madaxweyne Axmed Madoobe Ee shirka Madasha Kismaayo

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Max’ed Islaam ayaa soo dhaweynta madaxda kadib ka sheekeeyay ahdaafta loo aasaasay golahan, isagoo xusay in goluhu u taaganyahay iskaashi iyo wax wada qabsiga dowladaha xubnaha ka ah dwolada fadaraalka.
 
Madaxweyne Axmed madoobe Waxa uu aad ugu dheeraaday arimaha dastuurka oo uu xusay in kulamada wadatashiga ee dib u eegista dastuurka aan loo marin wadadii la rabay, waxa uu sheegay in haddii dastuurku noqon waayo mid loo dhanyahay in ay ka dhalan karto dhibaato.
 
Dhinaca kale, dowladda ayuu ku eedeeyay in ay ka gaabisay fulinta go’aamadii kazoo baxay  shirarkii kala duwanaa ee ay wada qaateen dowladda dhexe iyo madaxda dowladaha xubnaha ka ah dowlada fadaraalka.hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading