Video:-Daawo Khudbadii Madaxweyne Gaas Ee shirka madasha Kismaayo

Gudoomiyaha golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ahna Madaxweynaha dowlada Puntland Mudane C/weli Max’ed Cali Gaas, ayaa sheegay in shirkan looga tashan doono arimo la xiriira aniga, dhaqaalaha, siyaasadda iyo isdhexgalka dowlad goboleedyada.
 
Waxa uu sheegay in shirka inta uu socdo la iska wareeysan doono golaha mudadii uu dhisnaa waxa u qabsoomay iyo in la xaqiijiyay ahdaaftii loo aasaasay.
 
Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in sidoo kale ay goluhu ka shiri doonaan waxyaalaha la qabsoomay heshiisyadii iyo wadahadalladii dhexmaray dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading