Video:-Daawo khudbadii Madaxweyne Waare Ee shirka madasha kismaayo

Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka sheekeeyay taariikhdii Soomaaliya iyo weliba horumarkii uu dalku ku talaabsaday, taasoo uu xusay in laf dhabar ay u ahayd midnimadii iyo dowladnimadii Soomaaliya, waxa uu sidoo kale ka sheekeeyay burburkii dowladdii Somamaliya, iyo faragelintii shisheeye saameynta ay dalka ku reebtay,

”Nasiibdaro ka weyn majirto in koox yar ay iaygu isku arkaan in ay kaligood caqli leeyihin,aqoon leeyihiin,saxsan yihiin”ayuu yiri Madaxweyne Waare oo hadalkaas ula jeeday madaxda d0owlada fadaraalka,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading