Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa dhankooda ka hadlay ahmiyadda kulanka, iyagoo xusay in waxa laga tashanyo ay tahay danta umadda Soomaaliyeed-
”Dalku labada sano ee hartay waxuu ubaahan yahay badbaado,aqoon yahan,Culumo,Waxgarad haday Somali leedahay haysku tagto o dalka hala badbaadso”ayuu yiri Madaxweyne Xaaf. hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.