Muuqalkii ugu horeeyay ee laga soo duubay Saldhiga ciidamada difaaca Puntland ee Af-urur oo ay dhawaan kooxaha argagixisadu kusoo qaadeen weerar gaadmo ah,ayaa caawa hawada soo galay.
Muuqaalkan waxaa soo duubay wariyayaashii maanta sii raacay waftigii xaqiiqa raadinta ahaa ee wasiirada iyo saraakiisha ciidamada iskugu jiray ee u anba baxay Af-urur,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.