Video:-Daawo qaraxyadii iyo Ragii watay ee ay qabteen Ciidamada Puntland

Ciidamada amaanka magaalada Boosaaso ayaa markale ku guuleystay qabashada Gaari candho-maydle nooca ay Soomaalidu u taqaan oo siday qudaar.islamrkaana lagu soo dhex qariyey Qaraxyo waaweyn iyo laba nin oo sida ay saraakiishu sheegeen ah nimankii watay qaraxyadaa .
 
Lix sanduukh oo lamid ah sanduukhyadii qaraxyada dhawaan la qaban jiray lagu wadey oo lagu diyaariyey qaraxyo, dusha sarana laga saaran bambooyin, taarikooyin gaadiid oo laga isticmaalo Soomaaliland iyo Muqdisho.
 
Ciidamada amaanka dawladda Puntland,ayaa ku qabtay gaari waxyaabaha qarxa sidda oo ladoonayey in lagaliyo gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading