Video:-Daawo shirka deg-deg ah Ee golaha Wasiirada Dowlada Puntland

Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Duulaanka lagu soo Qaaday Puntland iyo Shirkii Golaha Iskaashigga Dawladdha xubnaha ka ah Dawladda Federaalka Soomaaliya ee Baydhabo lagu qabtey,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading