Video:-Daawo siday u dhacday xafladii xil wareejinta ee Gudoomiyaha Gobolka banaadir

Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa habeenkii xalay ahaa si rasmi ah ula wareegay xilka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, kadib xaflad xalay lagu qabtay xarunta dowladda hoose ee Muqdisho.

Xafladani xil wareejinta ayaa waxaa ka soo qayb galay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya mudane, Xasan Cali Khayre, xubno ka tirsan Golahiisa Wasiirada, Gudoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo marti sharaf kale.hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading