Video:-Daawo Wararkii ugu danbeeyay hagida Hawada Somaliya

Horaantii Todobaadkan,ayaa markale Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowlada Fadaraalka waxuu sheegay in Hawada Somaliya hagideeda si toos ah loogus oo wareejiyay magaalada Muqdisho.

Wasiirka,ayaa sheegay in qalab muhiim ahaa oo xayirayay in Hawada Dalka toos loogu soo wareejiyo guda Dalka uu hada gacanta Dowlada soo galay,isla markaana la rakibay,hoos ak daawo muuqaalka oo faahfahasan.

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading