Gudi iskugu jira wasiiro iyo saraakiil ciidan oo madaxweyne Gaas u xilsaaray soo qiimaynta dhibaatadii ku dhacday shacabka ee Deegaanka Af-urur ,ayaa halkaas gaaray waxayna kulamo la qaateen bulshada ku dhaqan deegaankaas.
Hadaba kulankaas iyo xaalada guud ee deegaanka Af-urur waxaad uga bogan kartaan muuqaalka hoose.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.