Video:-Dab ka kacay suuqa xarunta ganacsiga Puntland ee Bosaso

Waa wax laga xumaado in Bosaso aysan maanta lahayn Dabdamis macno leh oo laysku halayn karo.

Caawa dabka ka kacay Suuqa Bosaso waxaa ka gurmaday Dabdamiska Shirkada isgaarsiinta Golis.

Duqa Magaalada Bosaso oo hada nasasho ku jooga Sweden waxuu mudan yahay in lagula xisaabtamo dayaca taagan.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/KVXuj-AZVg8

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading