Video:-Dabageed oo faahfaahiyay heshiiska Maamulkiisa iyo Waxgaradka Xawaadle

Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar,ayaa ka hadlay heshiiska rasmiga ah ee laga gaaray tabashadii beesha xawaadle ay ka qabeen Dowladda Hirshabelle.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading