VIDEO: Dad Gaajo iyo haraad ugu dhintay Gobalka Gedo

Xaalad adag oo abaareed ayaa ka taagan deegaano katirsan Gobalka Gedo, iyadoo ay jiraan dad u dhintay Gaajo iyo Haraad, mana jirto gurmad illaa hada gaaray deegaanadaas.

Degmada Ceelwaaq iyo deegaanada hoostaga ayaa kamid ah meelaha ugu daran ee xaalada abaareed ay ka taagan tahay, DadkaDeegaanka ayaana soo warinaya inay jiraan dad Reer guuraa ah oo jidka ku dhintay, iyo kuwo xoolahoodii ku waayay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading