Video:-Dagaal dhaliyay khasaare Dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Degmada Kalabayr ee G.Sool

Degmada Kalabayr ee Gobolka Sool ayaa waxaa ka dhacay dagaal xoog leh oo dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo shacabka Degmadaas.

Dagaalka ayaa waxaa sababay kadib markii ay damceen in Ciidamada Somaliland qayb ka mid ah ay Xabsiga u taxaabaan nin ka mid ah Gancsatada magaalada aadka looga yaqaan.

Dagaalka ayaa dhaliyay khasaare dhimasho iyo Dhaawacba leh,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-Dagaal dhaliyay khasaare Dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Degmada Kalabayr ee G.Sool"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading