Video:-Dawlada Fadaraalka oo qiratay in ay fulisay Weerarkii Bariire

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Cabdullaahi ayaa sheegay in hawlgal ka dhacay degaan u dhow Bariire maanta ay fuliyeen ciidamada dawladda.

Hawlgalkaasi ayaa saraakiishu xaqiijiyeen inay ku dhinteen 10 qof. Mid ka mid ah mas’uuliyiinta gobolka ayaa sheegay in ciidanka dilka gaystay ay ka tirsanaayeen shirkadda Bancroft, hase yeeshee waxaa taasi beeniyey wasiirka gaashaandhigga.

Wasiirka Gaashaandhigga ayaa sheegay inay dadkaasi hubaysnaayeen isla markaana ay rasaas fureen,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka 1aad

Halkan ka daawo muuqaalka 2aad

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading