Video:-Dawlada Imaaraadka oo tababartay Ilaalo khaas ah oo ay yeelan doonaan madaxda fadaraalka

Munaasabada Tababarka loogu soo xiray Ciidankan ayaa lagu qabtay xerada ay Ciidamada ku tababaraan dowlada Imaaraatka ee kutaala Agagaarka Kuliyadii hore Jaalle Siyaad, waxaana munaasabada ka qeyb galay Wasiiro, Saraakiil ciidan iyo xubno ka socday Dowlada Imaaraatka,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading