Video:-Dawlada Puntland oo joojisay hawlgalkii Universal Tv ee Puntland

 

Barnaamijka loo yaqaan faaliyaha Qaranka ee Tv-ga Universal ayaa waxuu sameeyay Ruwaayad gaaban oo ay ku dacayadaynayaan  Madaxweyne Gaas  iyo hogaamintiisa.

Hadaba Dawlada Puntland ayaa joojisay guud ahaan hawlgalkii Tv-ga Universal ee Puntland.

Qoraal kasoo baxay wasiir ku xigeenka xilka sii haya ee Puntland ayaa lagu sheegay in Telefishanka Universal ku dhaqaaqay iska hor keenka iyo khalkhal gelinta amniga Puntland.

 

Hoos ka akhriso wareegtada lagu joojiyay Universal Tv:-

 

Sidoo kale waxaad hoos ka daawataan muuqaalka barnaamijka lagu joojiyay Universal Tv.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-Dawlada Puntland oo joojisay hawlgalkii Universal Tv ee Puntland"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading