Video:-Dawlada Puntland oo soo bandhigtay labo xubnood oo ka baxay Ururka Saacadiin bil xaq

Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faraweyne ayaa Garoowe kaga qaybgalay kulan lagu soo bandhigayey Cabdirasaaq Cabdiraxmaan Kulan oo kamid ahaan jirey ururka Takfiirka ee laga mamnoocay Puntland, islamarkaana ku dhawaaqay inuu ka baxay,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading