Ciidamada badda ee dalka Shiinaha ayaa dekeda Bosaso keenay saddex Nin oo burcad-badeed Soomaaliya , kuwasoo gacanta lagu dhigay ka dib markii ay isku dayeen inay afduubaan Markab sitay Calanka Dalka Lubnaan bishii hore.
Saddexdan nin oo lagu kala magacaabo Maxmed Cabdulahi Maxmed, Cabdikariin Saalax maxmed (Aw-koombe), iyo Maxmuud Mahad Yuusuf, waxaa lagu wareejiyay Masuuliyiinta Ciidamadda Amniga Puntland, waxaa kaloo lagu wareejiyay masuuliyiinta hubkii ay wateen burcad-badeeda,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.