VIDEO: Deni oo ka hadlay safarkiisii Muqdisho iyo Dibedda

Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland, isagoona barxada kula hadlay Shacabka.

Madaxweyne Deni ayaa uga mahad-celiyay Masuuliyiinta iyo Shacabkii soo dhaweeyay, waxaana uu ka warbixiyay safarkii uu 48 cisho uga maqnaa Deegaanada Puntland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading