Video:-Deni oo qabtay la sheekaysigisii Kaamirada ee bilaha

Bulshada Puntland wax xiisa ah uma hayaan hadalkiisan uu bil walba maalinta isniinta ah hadlo Madaxweyne Deni.

Dadku waxay u arkaan Madaxweynuhu in uu sheego oo kaliya waxay dadku og yihiin.

‘Karti ha uyeesho Madaxweynuhu in uu saxaafada hor yimaado oo su’aalo toos ah la waydiiyo”sidaa waxaa yiri mid kamid ah bulshada Puntland oo ka caraysan sida Deni wax umaaraynayo.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading