Video:-Dhabancad Oo dagaalka Towfiiq hadalo iska hor imaanaya kaga hadlay

Dhabancad hadalka uu sii daayay ee ku aadan dagaalka Towfiq,waxuu muujiyay hogaan xumidiisa!!

1.Waxuu ugafay Ciidanka difaaca Puntland

2.Waxuu muujiyay in uusan xogba ka ahayn goobta.

3.Waxuu muujiyay siyaasad gaabnidiisa iyo afgaroocnimadiisa.

Dhabancad hadalkiisu waa mid iska hor imaanayay oo uu marna Galmudug ku eedeeyay marna Dowlada Fadaraalka ah.

Halkan ka daawo muuqaalkiisa hadalka koobaad

Halkan ka dhagayso codkiisa danbe


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading