Wasiir Dhabancad,ayaa sheegay in diyaaradaha maanta ka degay Garowe ay uga yimaadeen Puntland hay’adda Qaxootiga aduunka UNHCR.
Wasiirku waxuu beeniyay in diyaaradahaas ay ku deeqday dowladda Federaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.