Video:-Dhabancad”Majiri doonto Duq magaalo oo toos ula xiriiri doona Madaxweynaha”

“Dhamaan Mas’uuliyiinta iyo isuduwayaasha Gobolka hadii waxaa Madaxwayna U ah Gudoomiyaha Gobolka”,ayuu yiri Wasiir Dhabancad.

”Waxaan rabnaa in aan wax ka badalno dhaqankii hore ee aha Duq magaalo oo toso ula xiriira Madaxweynaha oo fiilo dirito haysta”,ayuu yiri Dhabancad oo hadalkiisa sii wata,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading