Askarigii Dilka ugaysatay George Floyd oo ahaa Nin Madoow,ayaa la soo tagayaa Maxkamad 8-da bishan,iyadoo loo cuskanayo heerka labaad oo ah dil bareer ah.
Sidoo kale 3-dii Askari ee caawinaysay,ayaa lasoo xiray Dacwadana lagu soo oogay.
Sidaa waxaa xaqiijiyay Keith Ellison oo ah xeer ilaaliyaha Gobolka MN oo Dacwada hada la wareegay,kadib markii Xeer-ilaaliyihii hore lagu qanci waayay Dacwad soo oogistiisii.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.