Video:-Dhaqaale loo ururshay Dib udayactirka Wadada halbawlaha u ah Bosaso oo lagu wareejiyay Gudiga

Talaabo wax ku ool ah ayay ahayd in Duqa kmg ah ee Bosaso dhawaan loosoo magacaabay uu ku dhaqaaqo dib u dayactirka wadada dheer ee dhexmarta Bosaso.

Maanta waxuu soo bandhigay kuna wareejiyay gudiga horumarinta Magaalada 25000 oo dolar oo laga soo ururshay lacag yar oo la saaray Gaadiidka kabaxaya iyo kuwa soo galaya Magaalada.

Bosaso waxay baahi uqabtaa wadooyin gudaheeda dhexmara oo si casriya loo dhisay.

Madaxweyne Gaas ayaa magacaabay gudi loogu magcadaray soo celinta bilicda magaalada Bosaso.

Bosaso waa magaalo muhiim ah si kale markii loo yiraahadana waa Hooyada Puntland.,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading