VIDEO: Dhawaqa rasaasta oo weli laga maqlayo Muqdisho

Dhawaqa rasaasta culus ayaa laga maqlaya inta badan Xaafadaha Magaalada Muqdisho, kaddib markii Ciidanka Dowladda ay weerareen Bannaan-baxayaal ay hoggaaminayeen Ra’iisul Wasaarihii hore ee XFS Xasan Cali Khayre, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo Cabdikariim Xuseen Guuleed.

Sidoo kale, Waxaa qiiq iyo olal ka baxaya Garoonka diyaaradaha Muqdisho oo loo maleynayo in lagu dhuftay Hoobiye.

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10159079150446878&id=742346877

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading