Video:-Dhexdhexaadintii Xaaf iyo Carabey oo fashil kusoo dhamaatay

War Murtiyeedkan ayay xildhibaanada iyo Senatarada ku sheegeen in Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle uu oggolaaday in wadahadal lagu xalinayo khilaafka uu la yeesho dhinacyada ka soo horjeeda balse Madaxweyne ku xigeenka iyo guddoomiyaha Baarlamaanka ay diideen in wax wadahadal ah la galaan Xaaf maadaama uu yahay qof kalsoonidii ay kala laabteen xildhibaanada maamulka Cadaado,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading