Video:-Dhiirigalinta Dhalinyarada Ee Madasha Danaha Puntland

Dhiirigelinta Dhalinyarada ee Madasha Danaha Puntland”

Waxaa marti noogu ah oo aan ka waraystay Hay’ad uu abuuray oo ka hawlgasha Puntland Cabdiqaadir Siciid Jaamac.

Cabdiqaadir waa Agaasimaha Guud ee Haya’ada Tababarada Amaanka iyo Sharciyada Puntland oo haysta Shahaadada Master in Security and Criminology.

Khibradiisuna gaarsiisan tahay 7-sano oo ah UN Security Department iyo 2 sano oo Kenya Criminal investigater.

Cabdiqaadir waxuu hada jooga Garowe oo uu qayb ka qaato tababarida Ciidamada Puntland.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/LnfYS_DgdBo

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading