Video:-Dhismaha Dayactirka Wadada Leexadka Ee Burtinle-Xarfo oo bilaabatay

Waxaa Burtinle lagu daahfuray dayactirka jid leexadka Jalam- Burtinle.

20-km oo Jid leexad ah oo ay dhistay Hay’adda Waddooyinka Puntland sanadkii 2016,ayaa loogu talagalay in ay isticmaalaan Gaadiidka inta laga dhamaynayo dhismaha Wadada Laamiga ah ee Dheer.

Dayactirkan,waxaa fulinaysa Hay’ada Wadooyinka Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading