Video:-Dhismaha wadada Halbowlaha u ah Bosaso oo la bilaabay

Dhismaha wadada halbowlaha xarunta ganacsiga Puntland ee Bosaso,ayaa bilowday maanta.
Dhismaha wadada waxaa iska kaashanaya Dowlada Hoose iyo ganacsatada Gobolka.
Wadada Halbowlaha ah ee Bosaso,ayaa waxaa soo gaaray burbur xoog badan oo ay dhib weyn ay ku qabaan,hooska daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading