Dhulgariir xooggan oo cabirkiisu yahay 6.8,ayaa ku dhuftay bartamaha dalka Morocco, waxaana ku dhintay ugu yaraan 820 Qof, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha gudaha ee dalkaasi.
Meesha xudunta u ah,ayaa ku taalla buuraha Atlas ee sare, oo 71km (44 mayl) koonfur-galbeed kaga beegan Magaalada Marrakesh, sida ay sheegtay hay’adda sahaminta dhulka ee Maraykanka.
Dhulgariirka,ayaa dhacay 23:11 Wakhtiga Maxaliga ah (22:11 GMT) Jimcihii.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.