Video:-Dhuusamareeb oo lagu Jeedalay rag Gabar kufsaday

Halkan waa Dhuusamareeb oo jeedaal qabow lagu karbaashayo Laba Nin oo kufsaday Gabar.

Sida ay sheegayaan Niman Culuma ah oo uhadlayay Maxkamada shareecada islaamka ee Dhuusamareeb,waxaa sidan qabta shareecada islaamka.

Dhacdadan marka la barbar dhigo kuwa ka dhacay Puntland waxayna noqonayaan kaaf iyo kala dheeri.

Gabar yar oo ardayad ah oo la kufsaday laba Nina isku daba mareen waxaa laga xukumay Jeedaal qabow,halka Gabar la kufsaday ay Puntland ka xukumay dil toogasho ah.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading