VIDEO: Dib-u-milicsiga Hannaankii loo fuliyay toogashada 18 kamid ah Al-Shabaab

Maxkamadda Sare ee Ciidanka qalabka sida ee Dowladda Puntland ayaa Axadii xukun dil ah ku fulisay 18 xubnood oo kamid ahaa kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo muddo 13 sanno ah dilal iyo qaraxyo ka geysanayay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug.

Toogashada Ragan oo ka dhacday duleedka Bari ee magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa fuliyay illaa 30 Askari oo kamid ah Ciidanka kala duwan ee Puntland. Hadaba Hoos ka Daawo Muuqaal dib loogu milicsanayay toogashada Ragan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading