Video:-Dib uhabaynta Ciidamada oo ka bilaabatay Mudug

Dib uhabaynta Ciidamada Puntland oo soo gaartay Mudug.Taliska Booliska Mudug,ayay saakay ka bilaabatay diiwaangalinta Ciidamada Booliska.

Waxaa qorshuhu yahay in guud ahaan Ciidamada la diiwaangaliyo kadibna tababar loogu xareeyo Dugsiga Abqaale.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading