Video:-Diyaar garawga caleema saarka Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho laga dareemayo

Amniga Magaalada Muqdisho ayaa aad loo adkeeyey waxaana wadooyinka ku arkee Ciidamada Amniga qeybaheeda kala duwan oo u taagan sugitaanka Amniga Magaalada Muqdisho.

Magaalada Muqdisho ayaa u muuqato mid u diyaarsan in ay qaabisho Wufuuda Caalamiga ah ee la filaayo in ay kasoo qeyb galaan Caleema Saarka Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya.

Maalinta Beri ah ayaa la filayaa in magaalada Muqdisho lagu Caleema Saaro Madaxweynaha Cusub ee dhawaan la doortay Maxamed  Cabdullaahi Farmaajo,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/jwf_FSlfTPA


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-Diyaar garawga caleema saarka Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho laga dareemayo"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading