VIDEO: Diyaarado lagu buufinayo Ayaxa oo soo gaaray Garoowe

Garoonka diyaaradaha General Maxamed Abshir ee Garoowe waxaa ka soo degey 2 diyaaradood oo ah nooc loo yaqaan Helicopter-ka oo muddo 10 cisho ah Puntland ka samayn doona buufin Ayax.

Diyaaradahaan oo laga leeyahay Canada waxaa mashruuca ay fulin doonaan iska kaashan doona hayadaha FOA iyo USAID, waxaana fududayn doona dowladda Soomaaliya oo ay wakiil katahay Puntland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading