Video:-Donald Trump oo markale wajigabax xoog leh la kulmay

Donald Trump oo u magacaabay lataliyihiisa dhanka amaanka Jeneral Robert Harward ayaa waji gabax ka kulmay magaacibistiisaas,kadib markii Harward uu iska diiday xilkaas,booskan ayaa waxaa baneeyay oo iska casilay Flynn,kadib markii lagu helay cadaymo ah in uu xiriir la sameeyay sirdoonka Ruushka.

Robert Harward ayaa ahaan  jiray talye sare ka  tirsan ciidamada militeriga ee dalka,,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-Donald Trump oo markale wajigabax xoog leh la kulmay"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading