Video:-Dooda Madasha Danaha Puntland Ee Todobaadka

Madasha Danaha Puntland iyo Todobaadkan”

Dooda”

Maxaa la isku hayaa?

Maxaa hortaagan in Dastuurka la qabyo tiro?

Betroolka iyo Wadaaga kheyraadka Caqabadaha ku wareegsan?

Martida”

Cabdiraxmaan Salaad Jowle Wasiir ku xigeenkii hore ee Wasaaradda Kalluumeysiga hadana aha Musharax Aqalka Sare,isla markaana diyaarinaya Shahaadada Sare ee Sharciga Batroolka.

Daahir Mire Jibril Agaasimihii hore ee Madaxtooyada Dowladdii Cabdulaahi Yuusuf ahaana Musharax Madaxweyne Dowladda Puntland haystana Doctor of Philosophy.

Cabdirashiid Sh.Cali Qunsulkii hore ee Safaarada Somalida Zambia,haystana Shahaadada labaad ee Xiriirka Caalamiga ah.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/C7un8d0iw1o

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading