Video:-Dowlada Gambia oo diiday aqoonsiga Somaliland

“Midowga Afrika, Qaramada Midoobay iyo Caalamka hal Dowladda oo la yiraahdo Jamhuuriyada Somaliya ayay aqoonsan yihiin, Gambiyana Caalamka ayay la shaqaynaysaa”Ayuu yiri Wasiirka arimaha dibada ee Gambia oo ka jawaabayay su’aalo ay waydiiyeen Xildhibaano.

Baarlamaanka Dalkaas,ayaa soo abaabulay Mooshin ay uga dalbanayaan Xukuumadooda in ay aqoonsato Maamulka Somaliland ee Gobolada Waqooyi Galbeed Somaliya.

Mooshinkan,ayaa waxaa dabada ka riixaysay Somaliland oo sida aan xogta ku helay ku bixisay dhaqaale fara badan,hoos ka daawo muuqaakka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading