Video:-Dowlada Puntland iyo Shirkad Shiinays ah Oo kala saxiixday heshiis maalgashi

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo ka qayb galay munaasabad ay ku kala saxiixdeen heshiis is-Afgarad Wasaaradda Duulista Hawada iyo Shirkadda Frontier Servies Group.

Heshiiskan,ayaa lagu horumarindoonaa garoonka diyaaradaha caasimada Puntland ee Janaraal Maxamed Abshir Garowe.

Heshiiskan,ayaa haduu hirgalo waxuu noqon doonaa mid sii casriyeeya oo sii xoojiya saamayntiisa guud ahaan Somaliya garoonka diyaaradaha Gariwe,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading