Video:-Dowlada Puntland oo hawlgalisay Ciidamo si gaar ah usigi doona amaanka doorashada

Iyadoo doorashadii Madaxtooyo ee Puntland ay ka harsan tahay 15-cisho,ayay Dowlada waxay diyaar garow dhan walba ah ugu jirtaa hirgalinta hawshaas.

Maanta waxaa si toos ah loo hawlgaliyay Ciidamadii amaanka caasimada sida gaarka ah usigi lahaa,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka.-


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading