Wasiirka wasaaradda warfaafinta dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) oo waraysi gaar ah siinayey warbaahinta dowladda Puntland ayaa waxa uu gaashaanka u daruuray shir looga hadlayey badqabka weriyaha oo dhowaan lagu soo gabagabeeyey magaalada Muqdisho,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.