VIDEO: Dowladda Hoose ee Gaalkacyo oo diyaarinaysa Godka qashinka

Dowladda Hoose ee degmada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug ayaa wada olale lagu baneynayo godka qashinka lagu qubo ee duleedka magaalada Gaalkacyo.

Olalahan oo ay iska kaashanayaan Dowladda Hoose ee Gaalkacyo iyo Shirkadda AL-BAASHI oo ku deeqday qalabkaan, ayaa lagu wadaa inuu maalmaha soo socda lasoo gaba-gabeeyay, sida uu sheegay Xogahayaha Dawladda hoose ee degmada Gaalkacyo Saadaam Cabdullaahi.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading