VIDEO: Dowladda hoose ee Garoowe oo burburisay dhismayaal sharci-darro ahaa

Dowladda Hoose ee Magaalada Garoowe ayaa furtay waddooyin muhiim ah oo ku yaalla Caasimadda, iyadoona la burburiyay dhismayaal sharci darro ah oo lagu xanibay waddooyinkan oo qeyb ka ah bilicda Magaalada.

Waddooyinka ay furtay Dowladda Hoose ee Caasimadda ayaa sidoo kale loo mari jiray Masjidka weyn ee Jaamac, kaas oo haatan uu ku socdo dib-u-dhis balaaran.

https://www.youtube.com/watch?v=oU1TLG_34S8&feature=youtu.be

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading