VIDEO: Dowladda Hoose ee Xarfo oo xiray xaruntii Shirkadda Golis

Dowladda Hoose ee Degmada Xarfo ee Gobalka Mudug ayaa Al-baabada isugu dhufatay xarunta Shirkadda Golis ay ku laheyd Degmadaas, kaddib markii ay ku eedeysay inay bixin weyday Shirkaddu canshuurtii ku waajibtay ee degmadu ay ku laheyd.

Xoghayaha Dowladda Hoose ee Xarfo Yahye Cabdiraxman, oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in Shirkadda Golis ay diiday bixinta canshuurtii ku waajibtay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading