VIDEO: Dr. Cabdiweli Gaas “Dalkan 21 sanno oo Digtaatooriyad ah ayuu soo maray”

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dalka Soomaaliya ahna Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlay xaalada cakiran ee Soomaaliya ayaa taageeray bannaan-baxyada la filayo inay Jimcaha ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, kaas oo ay ku baaqeen Midowga Musharixiinta.

Dr. Cabdiweli Gaas oo wareysi siinayay TV-ga Universal ayaa sheegay in dalkan uu xukun Digtaaroori ah ka talinayay 21 sanno, aana la aqbali karin in hada dib loogu laabto.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading