VIDEO: Dr. Cabdiweli M. Gurey oo ka hadlay Khilaafka Madaxda sare ee Puntland

Dr. Cabdiweli Maxamuud Gurey oo bartay cilmiga siyaasadda iyo xiriirka caalamiga ah, kana mid ahaa murashixiintii isbaddal doonka ahaa ee Puntland ee sannadkii 2014, ayaa ka hadlay Khilaafka Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni iyo Madaxweyne ku-xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash.

Dr. Gurey ayaa si durugsan u falanqaynayay khilaafka ka dhex aloosan Madaxda sar-sare ee Puntland isagoo kula Dar-aarmay Isimada. Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta in Xal laga Gaaro wax walba oo wax u dhimi kara Jiritaanka Puntland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading