Video:-Dr Maxamed Jaamac Salaad oo maanta lagu aasay Gaalkacyo

Alle ha u naxariistee waxaa maanta Magaaladda Galkacayo lagu aasay marxuum dr Maxamed Jaamac Salaad, oo ahaa dhakhtar ku takhakhusya cudurada neerfaha, muddo dheerna ka shaqaynayay dalka gudihiisa iyo dibadiisa.

Aaska dhakhtarka waxaa ka qaybgalay Mas’uuliyiin ka socday Dowladda Federaalka, dowladda Puntland, siyaasiyiin, maamulka gobolka mudug, dhakhaatiir Soomaaliyeed iyo kuwa u dhashay dalka Talyaaniga, Isimo iyo shacab ka kala yimid deegaanada,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading